Musqul Qoraalka gudaha oo koobanHordhacSharaxaadMuuqaaloSidoo kale fiiriXigashoLiiska laga galoee"Tucson lawmaker wants tax credits for water-conserving toilet"Sick water? : the central role of wastewater management in sustainable development : a rapid response assessment"Bartleby.com: Great Books Online – Quotes, Poems, Novels, Classics and hundreds more"the originalInfrastructure | Define Infrastructure at Dictionary.com
DabaqyadaXafiisyadameheradaha waawaynbaankiyadadugsiyadaDhismayaasha wershadahaDhisme dowladsaldhigyadaxabsiyadamaxkamadahaKaabayaalLaamiyada waaweynBuundooyinkaBiyo-xidheenadaWasakh-qaadeyaashaWado tareenDekedahaKoronto gudbintaIsgaadhsiintaGego diyaaradAqalGuriDhagaxCaroSibidhShamiintoAlwaaxJiingadMuraayadMusbaarLooxJaajuur
Bog ka samaysan file aan jirin.DhismeKaabayaal
Af-IngiriisAf-CarabiqoldhismedadkusaxaroodakaadidaqubeyskawejigadadkaxayawaankaMusqulahashabakad bulaacadodhismeyaaldhagaxaanbirokaabayaasha bulshada
(function()var node=document.getElementById("mw-dismissablenotice-anonplace");if(node)node.outerHTML="u003Cdiv class="mw-dismissable-notice"u003Eu003Cdiv class="mw-dismissable-notice-close"u003E[u003Ca tabindex="0" role="button"u003Eqariu003C/au003E]u003C/divu003Eu003Cdiv class="mw-dismissable-notice-body"u003Eu003Cdiv id="localNotice" lang="so" dir="ltr"u003Eu003Ccenteru003Enu003Ctable class="plainlinks" role="presentation" style="margin: 0 10%; border: 1px solid #aaa; border-left: 10px solid #1e90ff; background: #fbfbfb;"u003Eu003Ctbodyu003Eu003Ctru003Eu003Ctd class="mbox-image"u003Eu003Cdiv style="width:52px"u003Enu003Ca href="https://so.wikipedia.org/wiki/Wikipedia_Soomaaliga"u003Eu003Cimg alt="Wikipedia-logo-v2-so.svg" src="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/7e/Wikipedia-logo-v2-so.svg/50px-Wikipedia-logo-v2-so.svg.png" decoding="async" width="50" height="57" srcset="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/7e/Wikipedia-logo-v2-so.svg/75px-Wikipedia-logo-v2-so.svg.png 1.5x, //upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/7e/Wikipedia-logo-v2-so.svg/100px-Wikipedia-logo-v2-so.svg.png 2x" data-file-width="135" data-file-height="155" /u003Eu003C/au003Eu003C/divu003Eu003C/tdu003Eu003Ctd class="mbox-text"u003Eu003Cspan class="mbox-text-span"u003Enu003Ccenteru003Enu003Cdlu003Eu003Cddu003Eu003Cbu003EBogga rasmiga ah ee bulshada Wikipedia Soomaaligau003C/bu003Eu003C/ddu003Eu003C/dlu003Enu003Cpu003Eu003Ca href="https://www.facebook.com/SomaliWikipedia" rel="nofollow"u003Eu003Cimg alt="F icon.svg" src="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/c2/F_icon.svg/16px-F_icon.svg.png" decoding="async" width="16" height="16" srcset="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/c2/F_icon.svg/24px-F_icon.svg.png 1.5x, //upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/c2/F_icon.svg/32px-F_icon.svg.png 2x" data-file-width="267" data-file-height="267" /u003Eu003C/au003E nu003Cbu003Eu003Ca rel="nofollow" class="external text" href="https://www.facebook.com/SomaliWikipedia"u003EWejibuugu003C/au003Eu003C/bu003Enu003Ca href="https://twitter.com/SomaliWikipedia/" rel="nofollow"u003Eu003Cimg alt="Twitter.svg" src="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/db/Twitter.svg/20px-Twitter.svg.png" decoding="async" width="20" height="20" srcset="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/db/Twitter.svg/30px-Twitter.svg.png 1.5x, //upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/db/Twitter.svg/40px-Twitter.svg.png 2x" data-file-width="256" data-file-height="256" /u003Eu003C/au003E nu003Cbu003Eu003Ca rel="nofollow" class="external text" href="https://twitter.com/SomaliWikipedia"u003Etwitteru003C/au003Eu003C/bu003Enu003C/pu003Enu003C/centeru003Enu003C/spanu003Eu003C/tdu003Eu003Ctd class="mbox-imageright"u003Eu003Cdiv style="width:52px"u003Eu003C/divu003Eu003C/tdu003Eu003C/tru003Eu003C/tbodyu003Eu003C/tableu003Enu003C/centeru003Eu003C/divu003Eu003C/divu003Eu003C/divu003E";());
Musqul
Jump to navigation
Jump to search
Qolalka Dhismaha |
---|
Noocyada Qolalka |
|
Qeeybaha kale ee dhismaha |
|
La xidhiidha |
|
Musqul (Af-Ingiriis: toilet; Af-Carabi: مرحاض) sidoo kale loo yaqaano Kaniif iyo Suuli waa qol ka mid ah dhisme kaasi oo loogu tallogalay in dadku ku qashin baxaan. Asal ahaan shaqada ugu muhiimsan ee musqushu waa in dadku ku bogtaan hoowsha saxarooda iyo kaadida, waxaase intaasi dheer maanta in musqulaha loo isticmaalo qubeyska, nadiifinta wejiga iyo madaxa iyo cadayashada.[1]
Dhinaca kale, musqushu waxay ka kooban tahay goob ama meel loogu talogalay in saxarada iyo kaadidu gasho kaasi oo qaarkood laga dul dhiso wax lo yaqaabo Boo. Musqushu waxay ku xidhan tahay shabakad bulaacado ah oo qaada wasakhda kuwaasi oo loo yaqaano Habka Wasakh qaadista.
Qoraalka gudaha oo kooban
1 Hordhac
2 Sharaxaad
3 Muuqaalo
4 Sidoo kale fiiri
5 Xigasho
Hordhac
Musqushu waa qol dhisme ah oo loogu talogalay wasakhda dadka. Wasakhqaadistu waa nidaamka iyo habka maamulida wasakhda dadka iyo xayawaanka. Dunida maanta casriga ah waxaa jira nidaamyo badan oo wasakhda dadka looga qaado meelaha dadku ku nool yihiin ilaa meelo loogu talogalay wasakhdaasi. Musqulaha magaalooyinka waxay si toos ah ugu xidhan yihiin shabakad bulaacado ah kuwaasi oo safriya wasakhdaasi.[2]
Bulaacadaha qaada wasakhda waa dhismeyaal weyn oo ka samaysan dhagaxaan, biro iyo qalab kale oo badan kaasi oo mara dhulka hoostiisa.[3]
Wasakhqaadeyaashu waxay ka mid yihiin kaabayaasha bulshada kuwaasi oo laga helo waxyaabaha aasaasiga ah ee isku xidha isla markaana u adeega magaalo, degmo, gobol, wadan iyo wixii la mid ah.[4]
Sida caadiga ah, kaabayaashu waxay u adeegan ama isku xidhaan bulshada waxayna saldhig u yihiin koboca dhaqaale iyo guud ahaan isku socodka shaqada.[5]
Sharaxaad
Wasakhqaadistu waa habka qashinka looga qaado musqulaha ilaa meelo gaar ah oo loogu talogalay qashinkaasi. Wasakhqaadistu waa mid muhiim u ah caafimaadka iyo nadaafada magaalooyinka iyo goobaha dad badan ku nool yihiin. Waa marka horee, biyoxidheenadu waxay sameeyaan biyo keydsan oo dadka iyo xayawaanku isticmaali karaan. Sidoo kale, waxaa laga sameeyaa korontada biyaha oo ah hab raqiis ah oo lagu sameeyo koronto.[6][7]
Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho.[8]
Muuqaalo
Utedo.JPGFile:Pit latrines in Briqueterie - des latrines á fosses à la Briqueterie, Yaounde (3447843124).jpg
Sidoo kale fiiri
- Dhisid
- Dhisme
- Adeeg bulsho
Xigasho
↑ "Tucson lawmaker wants tax credits for water-conserving toilet". Cronkite News Service. Retrieved 2008-03-12.
↑ Corcoran, E., C. Nellemann, E. Baker, R. Bos, D. Osborn, H. Savelli (eds) (2010). Sick water? : the central role of wastewater management in sustainable development : a rapid response assessment. Arendal, Norway: UNEP/GRID-Arendal. ISBN 978-82-7701-075-5. http://www.unep.org/pdf/SickWater_screen.pdf.
↑ "Bartleby.com: Great Books Online – Quotes, Poems, Novels, Classics and hundreds more". bartleby.com. Archived from the original on 8 April 2009. Retrieved 9 November 2015. http://www.bartleby.com/
↑ . Infrastructure | Define Infrastructure at Dictionary.com
↑ O'Sullivan, Arthur; Sheffrin, Steven M. (2003). Economics: Principles in Action. Upper Saddle River, New Jersey 07458: Pearson Prentice Hall. p. 474. ISBN 0-13-063085-3.
↑ Günther Garbrecht: "Wasserspeicher (Talsperren) in der Antike", Antike Welt, 2nd special edition: Antiker Wasserbau (1986), pp.51–64 (52)
↑ S.W. Helms: "Jawa Excavations 1975. Third Preliminary Report", Levant 1977
↑ Fulmer, Jeffrey (2009). "What in the world is infrastructure?". PEI Infrastructure Investor (July/August): 30–32.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: Musqul |
Qeybaha:
- Bog ka samaysan file aan jirin.
- Dhisme
- Kaabayaal
(RLQ=window.RLQ||[]).push(function()mw.config.set("wgPageParseReport":"limitreport":"cputime":"0.212","walltime":"0.304","ppvisitednodes":"value":2831,"limit":1000000,"ppgeneratednodes":"value":0,"limit":1500000,"postexpandincludesize":"value":44934,"limit":2097152,"templateargumentsize":"value":5470,"limit":2097152,"expansiondepth":"value":16,"limit":40,"expensivefunctioncount":"value":0,"limit":500,"unstrip-depth":"value":0,"limit":20,"unstrip-size":"value":10802,"limit":5000000,"entityaccesscount":"value":0,"limit":400,"timingprofile":["100.00% 244.135 1 -total"," 41.54% 101.420 1 Template:Reflist"," 18.78% 45.848 2 Template:Cite_book"," 15.99% 39.048 2 Template:Cite_web"," 15.63% 38.150 2 Template:Citation/core"," 14.23% 34.731 1 Template:Qeybaha_dhismaha"," 13.06% 31.895 3 Template:Navbox"," 11.21% 27.379 1 Template:Dhisme"," 6.39% 15.597 2 Template:Navbox_subgroup"," 6.33% 15.457 1 Template:Multiple_image"],"scribunto":"limitreport-timeusage":"value":"0.035","limit":"10.000","limitreport-memusage":"value":1754771,"limit":52428800,"cachereport":"origin":"mw1348","timestamp":"20190514111519","ttl":2592000,"transientcontent":false););"@context":"https://schema.org","@type":"Article","name":"Musqul","url":"https://so.wikipedia.org/wiki/Musqul","sameAs":"http://www.wikidata.org/entity/Q7857","mainEntity":"http://www.wikidata.org/entity/Q7857","author":"@type":"Organization","name":"Contributors to Wikimedia projects","publisher":"@type":"Organization","name":"Wikimedia Foundation, Inc.","logo":"@type":"ImageObject","url":"https://www.wikimedia.org/static/images/wmf-hor-googpub.png","datePublished":"2017-06-11T10:35:07Z","dateModified":"2017-06-11T10:36:32Z","image":"https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/4/49/Toilet_photo.jpg"(RLQ=window.RLQ||[]).push(function()mw.config.set("wgBackendResponseTime":157,"wgHostname":"mw1263"););